18 March, 2021
Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland,…
Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya 2021 iyo golaha siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.
War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii loo qaban lahaa dhakhso doorasho lagu wada qanacsanyahay.
Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media
Farmajo Xukunka ha laga wareejiyo
Farmajo Dagaal ayuu hurinayaa
Farmajo ban Dow kuma soo rogi Karo Somalia.
Farmajo haddii uu doonayo inuu sii jiro haka joogo faragalita Puntland iyo Jubaland.
Farmajo Ethiopia ayaa u Talisa
Farmajo halaga qabto faragalita Puntland iyo
Jubaland oo uusan waxaba u ahayn
Farmajo khatar ayuu galin Somalia.
Farmajo dad doorta darteed ayuu u faragalin
Puntland iyo Jubaland.
Farmajo Somalia Bandow kuma soo rogi Karo, mana haysto sharci uu taas Ku suubio
Inqilaabkiisuna uu dhcisoobin.
Joojiya Inqilaabka Farmajo
Joojiya Inqilaabka Farmajo.
Ciidamada Farmajo Ka saara Puntland iyo Jubaland.
Farmajo waa loo arimiyaa, oo Cadaw ayuu talada Ka qaataa.
Farmajo Ka joojiya dagaalada xukun Jacayl Ka .
Farmajo Wu xuu wadaa inqilaab aan awood meelna Ku lahayn.
Mid ciidan iyo mid dhaqaale
Farmajo wuu dhinac maray wixii loo dhiibtay
Wuxuuna Ku sii jeedaa inuu Somalia dib ugu
Celiyo dhibaatadii sodonkii sano oo lasoo dhaafay.
Barlamaanka Somalia Farmajo Ka qaad Xukunka.