Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii guddiga doorashooyinka

Published: March 20, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini.

Waxaana Xubinimada Gudiga loo Magacaacabay Mudane Maxamed Xuseen Maxamed ( Waadi )

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *