Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Yurub Mrs. Karin

Published: August 22, 2024

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson.

Kulan ayaa looga wada hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka ka socda Puntland ee dhinacyada Amniga, dimuqraadiyadda, mashaariicda iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee Midowga Yurub iyo Puntland.

Horseed Media