Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

Published: January 26, 2022

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qalabta qadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad.

Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *