Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka geystey deegaanka Kuunyo-Barow.

Published: March 3, 2020

Taliska (AFRICOM) ayaa shaaciyay in duqeymo ay ka geysteen deegaanka Kuuyo Barrow oo ka tirsan gobolka Shabelaha Hoose Duqeyntan oo dhacday 2dii bishaan ayaa warka ka soo baxay Taliska Africom lagu sheegay in lagu diley mid ka mid ah dagalamayaasha Al-shabaab laguna dhaawacay labo kale.

“Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay shalay oo ku beegneyd 2/3/2020 ay laba duqeyn oo dhinaca cirka ah ka fuliyeen deegaanka Kuunya-Baroow ee G/Shabeellaha Hoose.”ayaa lagu yiri qoraalka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *