Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Qodobada…
Ra`iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay Michel keating oo…
Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo…
Musharax Eng. Maxamuud Khaliif Xasan oo ku magac dheer Eng. Jebiye, isla markaana ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ka…
Dowlada Germany ayaa markii ugu horeysay qoraal rasmi ah kasoo saartay sababihii lagu joojiyey Mashruucii weynaa ee dhismaha Wadada [Garowe-Gaalkacyo],…
Shirkii madaxda maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo ayaa goordhawayd lasoo gaba gabeeyay. Shirka oo warmurtiyeed laga soo saaray ayaa…
Waxaa goordhawayd lasoo gaba gabeeyay shirka madaxda maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo. Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa koobnaa…
Sida wararku ay nagu soo gaarayaan geerash ku yaal Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar waxaa Maalintii shalay ka dhacay…
Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in lasoo gaba gabeeyo warmurtiyeedna laga soo saaro shirka golaha iskaashiga maamul goboleedyada ee…
Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga aduunka ayaa bilaabaya mashruuc lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Mashruucan oo loogu magac daray (SURP)ayaa…
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xeebta Keysaney ee degmada Kaaraan ku daah-furay Olalaha…