Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa hay`adda Save the Children kala wareegtay saddex gaari oo loogu talagalay inay ka howlgalaan gobolka…
Libya: Meydadka 74 qof oo la aaminsan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal ayaa laga helay xeebta magaalada al-Zawiya ee galbeedka…
Waxaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa meel ku dhaw dekadda magaalada Bosaso maraakiib badan oo ah nooca jariiflayaasha. Tirada maraakiibtan…
Ciidamada Amaanka ee maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigey Maxamed Baashe Xasan oo ahaa agaasimaha guud ee Tefishanka Star TV. Booliska…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatey wefdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka…
In ka badan 1.4 milyan oo caruur ah ayaa khatar ugu jira in ay geeriyoodaan gaajo darteed sanadkan gudhiisa, taas…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa magacaabey la taliyhiisa Amniga Qaranka. Trump ayaa u magacaabey gen. Herbert Raymond McMaster in uu…
Danjirihii Ruushka u fashiyey Qaramada Midoobey Vitalij Tjurkin ayaa si lama filaan ah ugu geeriyoodey maalntii Isniinta, New York ee…
Ra`iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiirska Amb…
Gudiga gurmadka abaaraha Puntland iyo Maamulka gobolka Bari oo mudo 4 maalmood ah ku howlanaa sidii biyo dhaamin loogu samayn…
Kolonyo ciidamada Jubaland oo ay weheliyaan kuwa Kenya ayaa koox ka tirsan al-Shabaab jidka u galeen waxaana ay ku qarxiyeen…
Sanduukha Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay in ay qorshaynayaan in la beddalo lacagta Soomaaliya isticmaasho oo ay ugu danbeysey…