Warar Horseed Media heshey ayaa sheegaya in habeenkii xalay shir loo adeegsadey aaladda Internetka uu dhexmaray Madaxweynyaasha Dowlad goboleedyada dalka…
Safiirka u fadhida Qaramada Midoobey Midowga Boqortooyada (UK) ayaa kulan la qaadatey Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abokor,…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga…
Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhimatay 110 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo mataano ah kaas oo…
Iyada oo Beesha Caalamku weli sii wado shirarka loo adeegsanayo Internetka ay la yeelanayaan hoggaamiyaasha Soomaalida, ayey maanta shir Online…
Abdihakim Abdirahman Isse (Dhagajun) Hodan district commissioner who returned from a medical trip to Turkey was killed in a shootout…
It aims to expand Somali economy, improve lives of farmers, says EU ambassador. The EU on Wednesday launched a fisheries…
Internal and external forces have ominously converged in recent weeks, threatening the tentative state of stability in Somalia. Domestically, President Mohammed…
Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) Guddoomiyihii degmada Hodan oo dib uga soo noqday dalka Turkiga oo uu ugu maqnaa safar caafimaad…
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden ayaa maalintii ugu horeysay ee xilka loo dhaariyey saxiixay 17 dikareeto oo uu ku…
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay daah furka Barnaamijka kobcinta wax soo…
Dowlada Shiinaha ayaa wax yar kadib markii uu xilka ka degay Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump xayiraad kusoo rogtay…