Qarax ka dhacay Muqdishho

Published: January 29, 2022

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Sabtidii ku qarxay wadada, qaraxaasi oo lala beegsaday kolonyo ay la socdeen taliyaha booliiska deegaanka, sida ay sheegtay warbaahinta.

Falkaan ayaa ka dhacay agagaarka Masjidka Turkiga ee degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Saraakiisha kolonyada la socday ayaa la soo badbaadiyay, balse waxaa la dilay labo ruux oo aan heybtooda la garan.

Qarax kale ayaa ka dhacay agagaarka isla goobta subaxnimadii Sabtida.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *