Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

Published: January 3, 2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

Shiraka oo ay ka qayb galayaan Madaxda dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saarayo amniga iyo dardargelinta doorashooyinka, daahfurnaanta iyo jaangoynta xilliga la soo gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka BFS.

 Madaxda Golaha wadatashiga ayaa shirka inta uu soconayo ka doodi doono caqabadaha haysta doorashooyinka iyo sidii loo dar-dargalin lahaa arrimaha doorashooyinka oo la dhaafay xiligii horay Golaha ay ku hishiiyeen in lagu soo gaba gabeeyo doorashooyinka

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *