Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Published: January 31, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa waxa Safarkiisa ku wehliya Wasiiradda Waxbarashada, Dastuurka iyo Amniga.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *