Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi

Published: December 11, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muadne Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Kulanka ayaa looga hadlay dardar gelinta howlaha doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Gobollada Woqooyi, iyadoo xal laga gaaray madmadowgii jiray, waxaana iskuna afgartay in horay sii wado howsha doorashada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *