Rooble oo Odayaasha Banaadiriga kala hadlay hufnaanta doorashada Kuraastooda

Published: January 29, 2022

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Odayaasha Dhaqanka iyo Guddiga Doorashada beelaha Banaadiriga la yeeshay kulan ku saabsan hufnaanta doorashada kuraasta Banaadiriga.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddiyada Doorashada Heer Federaal ee (FEIT) iyo Xallinta Khilaafaadka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *