Published: September 2, 2021
by: Khadar Ifiye
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay dhaqaalaha iyo fulinta mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta ,Ganacsiga iyo Maaliyadda iyo Hay’adaha fuliya Mashaariicda.
Shirkan ayaa halku dhiggiisa yahay “Tiirka Dhaqaalaha” waxaana lagu falanqeeyaa jiheynta iyo kor-joogteynta mashaariicda horumarineed ee dalka ka socda.
Horseed Media