Rooble oo xilka ka xayuubiyay xubno katirsan Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka

Published: December 18, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka dabdab ee Soomaaliya.

Xilka qaadista ayaa timi kadib markii lagu eedeeyay xubnahan in ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo ayna ku milmeen siyaasadda isla-markaana ay baal mareen xeer anshaxa doorashada sida lagu sheegay War kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *