RW Rooble oo Golaha Wadatashiga kala hadlay dardargalinta Doorashada

Published: February 9, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaranku ku yeesheen habka fogaan aragga oo looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka .

Kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi is garad ah, iyagoo balan qaaday inay dadajin doonaan doorashada.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *