Sheekh caan ka ahaa Soomaaliya oo geeriyooday

Published: May 28, 2022

Allah ha unaxariistee Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday dalka Urdun, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelkiisa.

Marxuumka ayaa ahaa hoggaamiyihii ugu horreeyey ee ururkii Al-Itixaad oo la aasaasay horraantii 1980-kii.

Shiikh Cali Warsame Xasan ayaa Sanado badan ahaa daaci fidiya diinta islaamka ah, isagoo ka howlgalayay degaanadda Soomaalida gaar ahaa Soomaliland.

Sanadihii ugu dambeeyay wuxuu xubin ka ahaa ururkaa Al-ictisaam Bil Kitaab Wal Sunna.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *