Shir looga hadlayo wada-hadalada Somaliland iyo Dowladda Federaalka oo Xamar ka furmay

Published: December 22, 2019

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa maanta ka furmay  Shir looga hadlayo sidii loo amba-qaadi lahaa wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland,waxaana ka qeyb-galaya waxgarad matalaya Somaliland iyo gudiga wadahadalka Soomaliya iyo Somaliland ee uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya.

Xubnaha ka qeyb-galaya Shirka ayaa waxa ay soo jeedinayaan talooyin badan oo ku aadan sidii wada-hadalladaas loo amba-qaadi lahaa.

Afartii sano ee la soo dhaafay ayaanan qabsoomin wadahdallo u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland,waxaana fashilmay isku dayo dhowr ah oo la sameeyey oo garwadeen ka aheyd Dowladda turkiga.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *