Shirka Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaranka oo ka socda Hotel Decale

Published: January 7, 2022

Shirka Madaxda Golaha wadatashiga Qaran oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa ka socda magaaladda Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya dhammaan Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirka Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoomiyo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble oo caawa loo ballansanaa in la sii ambaqaado ayaa ka socda hotelka Decale halkaas oo ay xaadir kuwada yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Waxii horumar ah ee ka soo kordha shirka inshallah waan idinla socodsiin.doonnaa.” ayuu yiri afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *