Soomaaliya iyo Thailand oo kawada hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada dal

Published: October 16, 2021

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur Tarsan, ayaa la kulmay danjiraha Thailand u fadhiya dalka Kenya H.E. Sasirit Tangulrat.

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal oo ay ku jiraan horumarinta ganacsiga gaar ahaan kalluumaysiga, caafimaadka iyo waxbarashada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *