Taliyaha ciidanka oo kulan la yeeshay madaxa howlgalka Midowga Yurub 

Published: March 9, 2022

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya Gen.Viglietta.

Kulanka ayaa looga hadlay adkeynta xariirka wada shaqeyneed iyo iskaashiga Ciidanka Xoogga Dalka iyo howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo hoosta laga xariiqay xoojinta dagaalka ka dhanka ah argagixisadda.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *