Published: December 28, 2021
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raaca rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga badbaadiyo khatarta fayraska dilaaga ah.
Bulshadu waxaa la farayaa inay qaataan Tallaabooyinka Caalamiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta caabuqa COVID-19, kuwaas oo ay ku talinayso Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/12/HABRAAC1-covid281221-556x720.jpg)