Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Chad

Published: February 1, 2022

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Chad Mahamat Zene Cherif.

Wasiiradda ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal ee Soomaaliya Chad, iyadoo is weydaarsaday aragtiyo ku saabsan dib u habeynta Midowga Afrika.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *