Published: January 24, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/Wasiirka-Qorsheynta-Safiirka-UAE-240122.jpg)
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Iskutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-Othman.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay labada wadan isaga kaashan lahaayeen dhanka horumarinta iyo Maalgashiga dalka.