Xasan Sheekh iyo Afwerki oo kulan ku yeeshay Riyadh

Published: November 12, 2023

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki.

Labada Madaxweyne oo ka wada halday xaaladda gobolka iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya shacabka Soomaaliya iyo Ereteriya.

Waxayna isla qaateen in la sii xoojiyo, wadajirna loo wajaho caqabadaha ay wadaagaan labada dal.

Horseed Media