Xildhibaanada DFS oo ka wada xaajoonaya ajandayaal muhiima

Published: January 4, 2020

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda  caadiga ah ee magaalada Muqdisho kaga kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo horyaalla golahaasi.

Kulanka manta ayaa looga  hadlayaa qodobada kala ah

  1. U codeynta Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada badan.
  2. Akhrinta 3-aad ee wax ka badelka Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku howlanaa dardar-gelinta sharciyada horumarinta u leh dalka iyo la xisaabtanka hay’addaha kala duwan ee dowladda

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *