![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Doorashada-Bosaaso-GolahaShacabka-050322-3.jpg)
Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Bosaaso ka dhacday doorashada 16 kursi ee Golaha Shacabka iyadoo xildhibaanada la doortay ay kala yihiin:
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Maxamed-Hop-190-Bosaaso050322.jpg)
Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-190.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Ismaaciil-Hop-142-Bosaaso050322.jpg)
Ismaaciil Shire Jaamac ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-142.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Cabdulaahi-Hop-228-Bosaaso050322.jpg)
Cabdulaahi Faarax Mire ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-228.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Caynaanshe-Hop-222-Bosaaso-050322.jpg)
Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-222.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Maxamed-Hop-036-Bosaaso-050322.jpg)
Maxamed Aadan Diini ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-036.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Siciid-Hop-158-Bosaaso-050322.jpg)
Siciid Cali Muuse ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-027.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Sadaam-Hop-158-Bosaaso-050322-1080x720.jpg)
Sadam Maxamud Cabdi ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-158.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Faysal-Hop-149-Bosaaso-050322.jpg)
Faysal Axmed Maxamuud ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-149.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Cali-Hop-220-Bosaaso-050322.jpg)
Cali Xaaji Daahir ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-220.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Maxamed-Hop-083-Bosaaso-050322.jpg)
Maxamed Bashiir Cali ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-083.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Calimahdi-Hop-169-Bosaaso-050322.jpg)
Cali Mahdi Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-169.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Muuse-Hop-076-Bosaaso-050322.jpg)
Muuse Axmed Ismaaciil oo ku guulaystay Kursiga Hop-076.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Marwo-Hop-234-Bosaaso-050322.jpg)
Marwo Cabdirishiid Xaaji ayaa ku guulaysatay Kursiga Hop-234.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Bashiir-Hop-273-Bosaaso-050322.jpg)
S/gaas Bashiir Cabdi Ameeriko ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-273.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Cabdicasiis-Hop-127-Bosaaso-050322.jpg)
Cabdicasiis Maxamed Qambi ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-227.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/03/Maxamuud-Hop-157-Bosaaso-050322.jpg)
Maxamud Axmed Geesood ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-157.