Deg-deg: Golaha Wasiirada ee Dowladda Soomaaliya oo lagu dhawaaqay

Published: March 21, 2017

Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xafiiska raysalwasaaraha waxaa hadda ku sugan Warbaahinta madaxa banaan iyo tan dowladda, sidoo kale waxaa ku sugan qaar kamid ah golaha Wasiirada ee la magacaabayo.

Sida ka muuqata liiska cusub waxaa si weyn la isugu shaandheeyey wasaaradaha oo la keenay wejiyo cusub, wasaaradaha qaarkood oo horey loo siin jirey beelo gaar ah ayaa la is wada dhaafiyey sida Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga iyo weliba Maaliyadda.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *