Cudur-daar: Ciladii ku timid Horseed oo la xaliyey

Published: October 3, 2019

Dhamaan akhristayaasha sharafta leh waxaan ka raali gelineynaa ciladii farsamo ee todobaadkii u danbeeyey ku timid Horseed Media. Ciladan ayaa sameysey wararkii hore ee Horseed Media ee 10-kii sano ee la soo dhaafey, waxaana ugu danbeyn lagu guuleystey in website-ka la cilad bixiyo dibna loo soo celiyo dhamaan xogtii 10 sano ee la soo dhaafey.

Mar kale waan idinka raali gelineynaa, waxaana rajeyneynaa in weriyaasha Horseed idinka haqab tiraan wararkii Horseed Media caanka ku ahayd in ay akhristayaasheeda u soo bandhigto.

Maamulka Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *