Dhaawacyadii la geeyay Turkigga oo mid ka mid ah uu geeriyooday.

Published: December 30, 2019

16 qof oo dhaawac ayaa dhawaan diyaarad khaas ah oo ciidamada Turkigu leeyihiin waxay ka qaaday Magaalada Muqdisho, wararka laga helayo Ankara ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii la qaaday uu geeriyooday xiligii loo wadday Cisbitaalka.

Aamina Cusmaan Kheyre oo dhaawaceeda aheyd mid culus ayaa la sheegay inay geeriyootay, Ilaa 4 cisbitaal oo ku yaala dalkaas ayaa loo qaybiyay dhaawacyadda.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *