Madasha Xisbiyadda Qaran oo war-saxafadeed kasoo saaray Heshiikii ay Gaareen Mucaaradka iyo Madaxda Jubland.

Published: April 24, 2020

Madasha ay ku midaysan-yihiin Xisbiyadda Mucaaradka ee Soomaaliya ayaa baahisay war-saxafadeed ay ku hambalyaynasyo heshiiska Magaalada Nairobi ku dhex-maray Madaxweynaha Jubaland iyo Xubnihii Isbedel-doonka. Xisbiyadda waxa ay sheegeen in ay tahay talaabo loo qaaday xagga deminta colaada ka aloosan qayb ka mid ah Soomaaliya.

Madasha waxay ugu baaqday labada-dhinac in ay kaga dhabeeyaan heshiiska ay gaareen, Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayayna ugu baaqeen in ay dadaalada dib-u-heshiisiineed ee dalka ka socda, waxayna fareen in heshiis buuxa ay la gaarto maamul-goboleedyadda Dalka.

Hoos ka akhris war-saxafadeedka:-

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *