Boqor Burhaan oo Gurmad Deeq raashin ah iyo Lacag isugu jirta gaarsiiyay Dadka ay saameeyee Fatahaaduhu- VIDEO

Published: April 29, 2020

Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka 34aad ee Beelaha Daarood ayaa gelinkii danbe ee maanta waxa uu gaari kuwa xamuulka ah oo ka kooban Raashin, Agabka dhaxanta iyo lacag dhan 3,000 dollar ku wareejiyay Guddi uu Boqorka u Magaacaabay si deeqaha dadka ay soo dirayaan u gaarsiiyaan shacabka dhibtu gaartay.

Gudigga Boqorka dhisay ayaa dhan 6 Xubnood oo u badan culimo-u-diin kuwaas oo kala ah Sh C/qadir Yasin Aw Maxamed, Sh Maxame Axmed Faarax , Sh Maxamud Cali Gooni , Sh Axmed Yuusuf Daad, Sh Xuseen Xaashi Barre Iyo Sh Cali Maxamed Cali.

Boqor Brhaan ayaa eheada iyo dadka ay qaraabadoodu ku dhintaan biyaha fatahaada ah uga tacsiyeey, waxa uuna ilaah uga baryay in samir iyo Imaan in uu ka siiyo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *