Amisom oo Soomaaliya sii joogi doonta mudo kale oo dheeraad ah.

Published: May 30, 2020

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si wayn uga dooday hawlgalka ay ciidamada midawga Afrika ka wadaan gudaha Soomaaliya, Qorsha kala-guurka kaas oo ah mid wadanka looga saarayo ciidamada u jooga nabad-ilaalinta gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa laga hadlay arimaha la xiriira sidii loo dhisi lahaa ciidamo soomaaliyeed oo u diyaarsan in ay amnigga kala wareegaan kuwa Amiso, ugu danbayn Golaha Amaaanka Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in muddo sagaal bilood ah ku kordhiyay waqtiga ay dalka joogayaan ciidammada ka socda Midowga Afrika ee AMISOM , iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *