Xassan Sheekh Maxamuud : “Mudane Madaxweyne Ummadda Wakhti kale haka dhumin” -VIDEO

Published: July 22, 2020

Madaxweyne hore ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah Mudane Xassan Maxamuud ahna hoggaamiyaha Xisbiga UPD ayaa baaq adag u jeediyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xassan Sheekh ayaa khudbadiisa ku bilaabey: Mudane Madaxwedyne waxaan kaa codsan in aad dhego laab u furan ku dhagaysatid baaqeyga.

Wakhti ayaa dadka iyo dalka horey uga soo lumey oo wax lagu qaban karey ee wakhti kale ummadda haka dhumin.

Xassan Sheekh Maxamuud

Wakhtiga yar ee Madaxweynaha u harey ayuu sheegay in loo baahan yahay inuu u istaago in doorashada loo helo heshiis siyaasadeed, si awooda sifo sharci ah loo kala wareego ama sifo sharci ah mar labaad lagugu soo doorto.

Hoos ka daawo

HORSEED MEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Hassan sheekh soo ma soo noqon madaxweyne.
    Haa hassan sheekh is akhri
    Maxaa soo qabatay?
    Guriyo badan lacag badan diyaarad lagu boodo bilkasta.

    Bal is akhri si fiican