Qoor-qoor Oo Daahfuray Diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug

Published: October 17, 2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa caawa daahfuray diyaarinta Istaraatiijiyadda waxbarashada Galmudug ee 2020 – 2025.

Munaasbadda daahfurka oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay xubno ka tirsan goleyaasha Galmudug, maamulka & macallimiinta dugsiyada,madaxda Jaamacadaha iyo hay’adaha daneeya arrimaha waxbarashada, masuuliyiin iyo hawlwadeenno ka tirsan wasaaradda waxbarashada, Hiddaha & tacliinta sare ee Galmudug.

Madaxweyne Qoor-qoor oo khudbad ka jeediyey daahfurka istaraatiiyadda waxbarashad ee Galmudug ee 2021-2025 ayaa ku ammaanay wasaaradda Waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Galmudug, bilowga diyaarinta qorshahan muhiimka ah ee ka tarjumaya baahiyaha Waxbarashada deegaanada Galmudug.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *