Madaxweyne Waare Oo Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashada Dadban Ee Hir-Shabeelle

Published: October 29, 2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magacaabay guddiga maamulka doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Waare ayaa lagu magacaabay guddiga maamulka doorashooyinka Hirshabeelle oo ka kooban siddeed xubnood.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *