Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Fariin U Diray Farmaajo Iyo Rooble

Published: November 10, 2020

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha dowladda oo lagu heshiiyay in waqtigii loogu tala-galay ay ku dhacdo.

Qoraal kasoo baxay musharaxiin dhowr ah ayaa waxa ay ku qaadaceen inay ka qeyb galaan doorasho ay ugu yeereen inay tahay boob iyo ku shubasho oo ay maamulayaan guddi ay ku tilmaameen shaqaale dowladeed iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan NISA.

Musharaxiinta qoraalka soo saaray ayaa waxaa kamid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo musharaxiin kale.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *