Fanaanadii Faadumo Nakruuma Oo Ku Geeriyootay Muqdisho

Published: February 21, 2021

Alle ha u naxariistee fanaanadii caanka ahayd ee Faadumo Nakruuma oo ka mid ahayd hobolada waaberi ayaa maanta cudurka COVI19 ugu geeriyootay cisbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

Geerida Marxuumada ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladeeda iyo xubno kale, iyadoona la xauusaneysay Cudurka COVID-19 oo ku dhacay, waxaana la filayaa geerida Nagruuma inay ka hadasho dowladda Federaalka.

Cudurka halista h ee COVID-19 oo kusoo laba kacleeyay dalka ayaa waxaa dhawaan Magaalada Muqdisho ugu geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurax oo kamid ahaa Culimada Soomaaliyeed ee waaweyn.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *