Guddoonada Gobolada Iyo Degmooyinka Oo Ka Qaybgalay Shirka Golaha Wasiirada Puntland

Published: February 25, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Axmed Cismaan Karaash ayaa shir-guddoomiyay shirka golaha wasiirada oo todobaadkan ay ka qeybgaleen guddoomiyayaasha gobolada, degmooyinka, saraakiisha amniga iyo masuuliyiinta kale ee dowlada.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay dardargelinta shaqooyinka socda iyo adeega dowladnimo ee bulshada loo hayo, wuxuuna madaxweynuhu warbixino ka dhegaystay Wasaaraddaha , guddoomiyayaasha gobolada iyo degmooyinka.

Shirka golaha wasiirada Puntland ayaa todobaadkiiba halmar qabsooma, waxaana isaga xog-waraystaan shaqooyinka dowlada ee socda

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *