Midowga Musharaxiinta Oo Ka Hadlay Natiijo La’aanta Shirka Afisyooni

Published: April 7, 2021

Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii Afisyooni ee u dhaxeeyay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Musharriixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin natiijo la’aanta uu kusoo dhammaaday shirkaasi.

Madaxweyne farmaajo ayey ku eedeeyeen fashilinta shirka, isla markaana caqabd ku yahay in dalka ay dooarsho ka dhacdo.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *