Axmed Madoobe Oo La Kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka AFRICOM

Published: May 15, 2021

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Stephen Townsend oo maanta booqasho ku tagay Kismaayo.

Kulankan ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo iskaashiga la dagaalanka Argagixisada.

Taliyaha Ciidamada Africom oo ay weheliyaan saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada Maraykanka ayaa u sheegay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inay sii wadi doonaan la dagaalanka ururka Alshabaab.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *