Deni Iyo Rooble Oo Ku Kulmay Muqdisho

Published: May 21, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Raysal Wasaaraha xilgaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Kulankan Deni iyo Rooble ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan labada masuul tan iyo markii raysal wasaaraha lagu wareejiyey geedi socodka arrimaha doorashooyinka dalka.

Madaxweynaha Puntland oo galabta gaaray Muqdisho ayaa halkaas u tagey shirka wadatashiga doorashooyinka, waxaana halkaasi

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment