Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Doorashooyinka DFS

Published: June 1, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa Guddiga Doorashada Heer Federaal ugu magacaabay laba xubnood, kuwaasi oo kala ah Xaawo Xaaji Maxamed iyo Cabdi Xiis Udan.

Sidoo kale Madaxweynaha Jubbaland ayaa Warfaa Maxamed Jaamac iyo Axmed Yusuuf Maxamuud u magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo horey Madaxda dowladda iyo maamul Gobooleedyada ugu heshiiyeen.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *