Guddiga TPEC Oo Sheegay Xiliga Lasoo Bandhigayo Liiska Codbixiyayaasha Doorashada Hordhaca

Published: June 20, 2021

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta shaaciyey xiliga iyo goobta lagu soo bandhigayo liiska hordhaca ah ee codbixiyayaasha doorashada Puntland ee seddexda degmo Qardho, Eyl iyo Ufayn.

Guddiga ayaa sheegay inay go’aamiyeen in liiska codbixiyayaasha doorashada lagu soo bandhigo magaalada Garoowe 27ka bishan 6aad 2021.

Sidoo kale TPEC ayaa sheegtay in liiska laga heli karo barta ay ku leeyihiin internetka.

Hoos ka akhriso:

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *