Koonfur galbeed oo shaacisay liiska doorashada kuraas kamid ah Golaha shacabka

Published: November 19, 2021

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer maamul ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu ogeysiiyay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal liisk 11 kursi ee Golaha shacabka oo doorashada la qaban doono todobaadka soo socda.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *