Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beeleedka Sool & Nugaal- Video - Horseed Media

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beeleedka Sool & Nugaal- Video

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye.