Wasaaradda Ganacsiga Puntland oo daah-furtay xeerka sumada ganacsiga

Published: March 10, 2022

Wasaaradda Ganacsiga warshadaha iyo Maalgashiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku daah-furtay xeerka sumada ganacsiga Dowlad Goboleedka puntland.

Munaasabada ayaa waxa si rasmi u daah-furay Wasiirka Ganacsiga Warshadaha iyo maalgashiga ee maamul Goboleedka puntland Cabdulaahi Cabdi xirsi.

Munaasabada waxana Goob joog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mustafe Daahir Iyo Agaasimaha Wasaaradda ee gobolka bari Eng Maxamed Cali Madoobe, qeybaha kala duwal ee ganacsatada, mulkiilayaasha shirkadaha iyo madaxda rugta ganacsiga Warshadaha.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *