Ukraine oo wacad ku martay inay kusii mintidi doonto difaacida magaalada Mariapul

Published: April 17, 2022

Waxaan dhamaatay maanta saacadihii ay u qabteen ciidamada Ruushka inay isku dhiibaan dagaalyahanada Ukraine ee weli ku sugan goobo kamid ah magaalada lagu hareeraysan yahay ee Mariupol, koonfurta dalka Ukraine.

Ruushka wuxuu qiyaasayaa in 2,500 dagaalyahannada Ukraine ay u dhuumanayaan ah xarunta warshada birta oo ay ku hareeraysan yihiin ciidamada Ruushka iyo maleeshiyaadka taabacsan.

Ruushka ayaa sheegay in ciidamadeedu ay “gabi ahaanba nadiifiyeen” Mariupol oo tiro yar ka mid ah ciidamada Yukreeniyaanku ku jiraan gudaha warshad birta ah.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *