Hanti-dhawrka guud oo joojiyey ku dhaqanka Xeer-nidaamiyaha Wasaasaradda maaliyadda

Published: May 22, 2022
Hantidhawraha guud
Hantidhawraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali

Qoraal ka soo baxay Xafiiska hantidhawrka guud ee Jamhuuriyadda federaalka oo ku socdey Rayslawasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga digey ku dhaqeynta Xeer-Nidaamiyaha Maareynta maaliyadda Guud.

qoraalka ayaa loo dhigey sidan:

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *