Madaxweyne Farmaajo oo u safray Dalka Cumaan.

Published: January 13, 2020

Madaxweyne Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta u safray Dalka Cumaan halkaas oo uu uga qaybgali doono tacsi qaran oo loo samayn doono, ka dib geeridii ku timi hogaamiyihii dalkaas Suldaan Qaabuus.

11kii bisha January ayuu geeriyooda Suldaan qaabuus sida ay dawladu baahisay, Haitham bin Tariq Al Saciid oo ay ilmo adeer ahaayeen Boqor Qaboos ayaa loo dhaariyay xilka saladanada Cumaan.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *